Langue   

Dangerous Crossings

Aar Maanta


Aar Maanta



[ Hany Adel sings Arabic]

[…]

[Aar Maanta sings Somali]

Hadimo Weeyaan Tahriibtu,
Dadoow Hagar daamo weeyaan,
Hadana Halis iyo Dhibaato,
Dadkii kama Hawl yaraystee,

[Yeshi Demelash sings Amharic]

[…]

[chorus in Somali]

Miyaydaan Wararka Hayn,
Miyaaan Isagoo Hubaala,
Miyaan Dhalinyaro Heleynin,
Miyaan Hoos Loogu Sheegin.

[Yeshi Demelash sings Amharic]

[…]

[Tadele Roba sings Oromo]

[…]

[Myriam Mursal sings Somali]

Masiibada La Holin Waayay,
Hilfaha Umadii Uqaatay,
Dhibtaa Hiyi KIcisey Uunka,
Mid weeyaan Sii Hureysa,

Miyaydaan Wararka Hayn,
Miyaaan Isagoo Hubaala,
Miyaan Dhalinyaro Heleynin,
Miyaan Hoos Loogu Sheegin.

[chorus in Somali]

Miyaydaan Wararka Hayn,
Miyaaan Isagoo Hubaala,
Miyaan Dhalinyaro Heleynin,
Miyaan Hoos Loogu Sheegin

[Yeshi Demelash sings Amharic]

[…]

[Dawit Nega sings Tigrinyan]

[…]

[chorus in Somali]

Miyaydaan Wararka Hayn,
Miyaaan Isagoo Hubaala,
Miyaan Dhalinyaro Heleynin,
Miyaan Hoos Loogu Sheegin.

Miyaydaan Wararka Hayn,
Miyaaan Isagoo Hubaala,
Miyaan Dhalinyaro Heleynin,
Miyaan Hoos Loogu Sheegin.

Miyaydaan Wararka Hayn,
Miyaaan Isagoo Hubaala,
Miyaan Dhalinyaro Heleynin,
Miyaan Hoos Loogu Sheegin.



Page principale CCG

indiquer les éventuelles erreurs dans les textes ou dans les commentaires antiwarsongs@gmail.com




hosted by inventati.org